Dagaalo culus oo saaka ka qarxay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe

Dagaal  u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka waaberigii ka qarxay degaano hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe. Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Bur-dheere, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan inuu jiro khasaaro labada dhinac ay isku gaarsiiyeen dagaalkaas, inkastoo aan weli sirasmi ah loo helin tirada dhimasho iyo dhaawac ee … Continue reading Dagaalo culus oo saaka ka qarxay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe